Mareykanka oo War kasoo saaray khasaaraha ka dhashay Duqeyn ay ka fuliyeen Labikuus

Dowladda Mareykanka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay duqeyn diyaaradahooda dagaalka ka fuliyeen deegaan Labikuus oo dhaca Waqooyi Galbeed Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose. Taliska ciidamadda Mareykanka ee Afrika war kasoo baxay ayaa lagu sheegay in duqeynta ay ka fuliyeen deegaanka Labikuus ku dileen labo sargaal oo katirsanaa Al Shabaab, kuwaa oo aysan Mareykanka … Continue reading Mareykanka oo War kasoo saaray khasaaraha ka dhashay Duqeyn ay ka fuliyeen Labikuus